Physical Address

304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124

somaligate

somaligate

BEKRA-JEBINTA

Habeenka Bikro-Jabinta

Habeenka aqalgalku waa habeennada nolosha qoys kan ugu horreeya, galmada dhacda habeenkaasi bayna gabadhu isugu bedeshaa haweeney, sidaasi daraadeed aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay haweeneyda cusub. Waxa ugu muhiimsan ee habeenkaasi dhacayaa waa bekra-jebinta. Bekradu waa xuub ama…

Baabka Saddexaad: Galmada

galmada

GOGOLXAAR GUUD Dad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye, waa siday ku andacoonayaane, wax Eebbe dadka ku abuuray oo…