CAQABADAHA GUURKA

                               Waxaa jira caqabado (dhibaatooyin) hortaagan guurka amaba lafama 1s ahaantiisa ka dhasha, waxaana ugu muhiimsan saddexdaan: CAQABADAHA GUURKA Waxaa jira caqabado (dhibaatooyin) ama 1s hortaaga guurka amaba laf  ahaantiisa ka dhasha, waxaana ugu muhiimsan saddexdaan: Awood-darri dhaqaale:- Dhaqaale xumadu …

WAA MAXAY CAQABADAHA GUURKA ? Read more »

sidee loo kordhiyo kacsiga ?

                                                     DAAWEYNTA DABIICIGA AH EE CINIINNIMADA Borotiinnada laga helo cuntooyinka ay kamidka yihiin hilibka cad sida kalluunka iyo digaagga iyo weliba caanaha iyo farmaajada cadi waxa ay sameeyaan hormoonno kordhiya kacsiga iyo rabitaanka ragga. Fitamiin Aa waxa uu kamid …

sidee loo kordhiyo kacsiga ? Read more »

SIDEE BAA GACALKA LAGU DOORATAA

                                        Diinteenna Islaamku waxay ina baraysaa in haweeney afar waxyaabood lagu guursado, kuwaasi oo kala ah: qurux, qoys sharaf leh ooy ka dhalatay, maal iyo diin. Haddaba haddaynu mid mid u kala qaadno: Qurux: Quruxdu inkastoo ay tahay shabagga ugu horreeya …

SIDEE BAA GACALKA LAGU DOORATAA Read more »

RAG MAXAA LAGU RAACAA?

                                                                                                          HADABA RAG MAXAA LAGU RAACAA? Ragga iyo dumarku way ku kala duwan yihiin marka laga eego sifooyinka la’isku doorto xilliga guurka. Rasuulkeennu (Sallallaahu calayhi wasallam) waa kii yiri : (Naag waxa loo guursadaa maalkeeda, quruxdeeda, sharafteeda iyo diinteeda), …

RAG MAXAA LAGU RAACAA? Read more »

galmada

                                                                      QAABABKA GALMADA Kolka cambarku dareere duuf ah oo afkiisa jilciya isku halleeyo, faruuryaha waaweynina kala qaadmaan, waxa la gaaray xilligii hawsha galmadu billaaban lahayd, haweeneyduna markaas bay cayaarta dhankeeda ka gashaa, muusikadu isku dhacdaa, ninkeeda iyo ayaduna niikada …

QAABABKA GALMADA Read more »

DARDAARANKA HOOYADA HABEENKA AQALGALKA

                                       hadaba waa maxay DARDAARANKA HOOYADA HABEENKA AQALGALKA ? Hooyo. 1: (Gabadheydiiyeey, waxaad ka baxday guri aad baratay una baxday gogol iyo nin aanad garanayn. U noqo dhul, sarno hakuu noqdee. U noqo dhab, udub dhaxaad ha kuu noqdee. U …

DARDAARANKA HOOYADA HABEENKA AQALGALKA Read more »

                              Habeenka aqalgalku waa habeennada nolosha qoys kan ugu horreeya, galmada dhacda habeenkaasi bayna gabadhu isugu bedeshaa haweeney, sidaasi daraadeed aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay haweeneyda cusub. Waxa ugu muhiimsan ee habeenkaasi dhacayaa waa bekra-jebinta. Bekradu waa xuub …

BEKRA-JEBINTA Read more »